عن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم؛ "إذا كان يوم صوم أحدكم فلا يرفث ولا يصخب، فإن سابه أحد أو قاتله فليقل إني صائم"متفق عليه.
Abii hurayra RC waxa uu soo warinayaa in Rasuulku yidhi Calayhi Afdalu salaati wassalaam; "Haddii midkiin yahay mid sooman yaanuu ku hadlin hadal xun, yaanuu dood qaylo ah galin, haddii midkiin caayo mid sooman ama uu ladagaallamo ha dhaho ka sooman anigu wan soomanahay."
#FAAIDADA_XADIITHKA.
1: Micnaha soonku inaanu ahayn See More kaliya in cuntada iyo cabbista laga joogsado, ee wax kasta oo soonta wax yeelaya in laga joogsado sida cayd, dagaalka IWM.
2: In haddii qof fal xun uu kugula kaco aad maamusho cadhadaada qofkaana Alle dartii iyo soonka aad soomantahay dartii aad uga joogsato inaad u jawaabto.

on April 26, 2020
ahmedfar
created a
scored
quiz
Ramadhaan Suaalo Diini
on April 24, 2020